Offline
Indhaha Caalamku waxa ay Eegayaan Doorashada Somaliland
Haddaba, maxaa laga filayaa doorashadan? Waxyaalaha ay filayaan dadweynaha reer Somaliland iyo daneeyayaasha
horumarka Somaliland way kala duwan yihiin, marka loo eego sida ay daacadda uga yihiin horumarka iyo taabaqaadka
Somaliland. Maqaalkan waxa uu lafa gurayaa qaybaha kala duwan ee isha ku haya doorashada soo socota.
Haddaba, maxaa laga filayaa doorashadan?
Waxyaalaha ay filayaan dadweynaha reer Somaliland iyo daneeyayaasha horumarka Somaliland way kala duwan yihiin,
marka loo eego sida ay daacadda uga yihiin horumarka iyo taabaqaadka Somaliland. Maqaalkan waxa uu lafa gurayaa
qaybaha kala duwan ee isha ku haya doorashada soo socota
Last edited by Admin (5/08/2010 8:43 pm)